Dumaaye.com

Dadka iyo Duunyada, Durdurkiisa macaan, ayaa daadejiyoon, ka ducayn weligiis, in dal duunyo loo degay yahana ayaa dafirayoo daadku qaadaa ?

Thursday, December 18, 2008

Ridii Madax Shabeel leefta Malaggeedii baa galay
Muqdisho,18,12,2008,Khamiis,-aamaguul.com
Maxamed-Dheere cid ceshata buu leeyahay oo waa Muddullood, ee yaa looga dacwoodaa Gacma-dheere iyo ina Khayr-diid oo Dayro ka ah Beeshoodii Habar Gidir Riix Halkan
Ban ki Moon oo sheegay in aanuu Xilligan jirin Dal Ciidammadiisa u diraya Soomaaliya
Muqdisho,18,12,2008,Arboco,(aamaguul.com)Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. Ban ki Moon ayaa Habeenkii Xalay ahaa ka sheegay Xarunta Qarammada Midoobay in aanuu jirin Dal oggol in uu Ciidammadiisa u diro Soomaaliya Dalka SomaaliyaSii Akhri
War Saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiayaha Ururka Beelaha Dulman
Muqdisho,05,Nov,2008,Arboco,(aamaguul.com)Guddoomiyaha Ururka Midnimada Xirfadleyda Soomaaliyeed iyo isbahaysiga Beelaha Dulman Mudnae Ibraahim Geeddi Jimcaale (Shookaali) ayaa Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Magaadalada Sii Akhri
War Degdega: Dowladda Ingiriiska oo Xayiraad ku soo rogtay C/Lahi Yuusuf
imgMuqdisho,18,Dec,2008,Khamiis,(aamaguul.com) Kaddib markii uu Qas iyo Qalalaase ka deyn waayey Geeska Afrika iyo gaar ahaanna Dalka Soomaaliya oo ay Dawladda Kenya ku soo rogtay Xayiraad, ayey Maantana tii ugu dambeysey ee uu Beerka bililiqada ah ula carari jirey ku soo rogtay isla Xayiraaddaas Sii Akhri
15Wax yeellada Gumaystuhu u geystey Shacbiga Somaaliyeed
Muqdisho,18,12,2008,Khamiis,-aamaguul.com Wafti uu Hogaaminayo G/kuxigeenka 1aad ee jwxo oo gaadhay Newyork-USA
G/kuxigeenka 2aad ee jwxo oo ka qayb galay shirsanadeedkii Jaaliyada Switzerland.
Waxyeellooyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha
Kaligii talitye Zenawi oo diiday inuu la xaajoonayo OLF
Arrimaha Soomaaliya oo aad u sii qasmaya Sii Akhri
Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Sh/Hoose oo soo Dhaweeyey in Gobolka lugu xukumo Shareecada Islaamka
 Muqdisho,05,Nov,2008,Arboco,(aamaguul.com)Nabadoon Jaaxi Macalimu Aweys oo u hadlay beelaha dagan Sh/hoose ayaa shaaca ka qaaday in ay si aad ah u soo dhoweynayaan hadalkii ka soo yeeray Sh. Yuusuf Max'ed Siyaad [Indhacade] oo u ku sheegay in Maamul Islaami ah loogu dhisaayo Gobolka Riix Halkan