Tuesday, March 9, 2010
Monday, March 8, 2010
| Mowduucyo badan |
| الإنصاف فيما قيل في المولد |
| SahabNet |
Thursday, January 21, 2010
allow adaa mahad leh
oo haddana wanaag mudan
adigaa raxmaana
oo haddana raxiima
ee waaxid war san iyo
webi khayr leh na gee
Friday, October 30, 2009
Thursday, December 18, 2008
| Ridii Madax Shabeel leefta Malaggeedii baa galay |
|---|
Maxamed-Dheere cid ceshata buu leeyahay oo waa Muddullood, ee yaa looga dacwoodaa Gacma-dheere iyo ina Khayr-diid oo Dayro ka ah Beeshoodii Habar Gidir Riix Halkan |
| Ban ki Moon oo sheegay in aanuu Xilligan jirin Dal Ciidammadiisa u diraya Soomaaliya |
| Muqdisho,18,12,2008,Arboco,(aamaguul.com)Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. Ban ki Moon ayaa Habeenkii Xalay ahaa ka sheegay Xarunta Qarammada Midoobay in aanuu jirin Dal oggol in uu Ciidammadiisa u diro Soomaaliya Dalka SomaaliyaSii Akhri |
| War Saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiayaha Ururka Beelaha Dulman |
| Muqdisho,05,Nov,2008,Arboco,(aamaguul.com)Guddoomiyaha Ururka Midnimada Xirfadleyda Soomaaliyeed iyo isbahaysiga Beelaha Dulman Mudnae Ibraahim Geeddi Jimcaale (Shookaali) ayaa Warsaxaafadeed uu ka soo saaray Magaadalada Sii Akhri |
| War Degdega: Dowladda Ingiriiska oo Xayiraad ku soo rogtay C/Lahi Yuusuf |
|---|
| imgMuqdisho,18,Dec,2008,Khamiis,(aamaguul.com) Kaddib markii uu Qas iyo Qalalaase ka deyn waayey Geeska Afrika iyo gaar ahaanna Dalka Soomaaliya oo ay Dawladda Kenya ku soo rogtay Xayiraad, ayey Maantana tii ugu dambeysey ee uu Beerka bililiqada ah ula carari jirey ku soo rogtay isla Xayiraaddaas Sii Akhri |
Wax yeellada Gumaystuhu u geystey Shacbiga Somaaliyeed |
| Muqdisho,18,12,2008,Khamiis,-aamaguul.com Wafti uu Hogaaminayo G/kuxigeenka 1aad ee jwxo oo gaadhay Newyork-USA G/kuxigeenka 2aad ee jwxo oo ka qayb galay shirsanadeedkii Jaaliyada Switzerland. Waxyeellooyin gumaysigu u gaystay dadwaynaha Kaligii talitye Zenawi oo diiday inuu la xaajoonayo OLF Arrimaha Soomaaliya oo aad u sii qasmaya Sii Akhri |
Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Sh/Hoose oo soo Dhaweeyey in Gobolka lugu xukumo Shareecada Islaamka |
Muqdisho,05,Nov,2008,Arboco,(aamaguul.com)Nabadoon Jaaxi Macalimu Aweys oo u hadlay beelaha dagan Sh/hoose ayaa shaaca ka qaaday in ay si aad ah u soo dhoweynayaan hadalkii ka soo yeeray Sh. Yuusuf Max'ed Siyaad [Indhacade] oo u ku sheegay in Maamul Islaami ah loogu dhisaayo Gobolka Riix Halkan |
Wax yeellada Gumaystuhu u geystey Shacbiga Somaaliyeed
Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Sh/Hoose oo soo Dhaweeyey in Gobolka lugu xukumo Shareecada Islaamka
Muqdisho,05,Nov,2008,Arboco,(aamaguul.com)Nabadoon Jaaxi Macalimu Aweys oo u hadlay beelaha dagan Sh/hoose ayaa shaaca ka qaaday in ay si aad ah u soo dhoweynayaan hadalkii ka soo yeeray Sh. Yuusuf Max'ed Siyaad [Indhacade] oo u ku sheegay in Maamul Islaami ah loogu dhisaayo Gobolka 
