Dumaaye.com

Dadka iyo Duunyada, Durdurkiisa macaan, ayaa daadejiyoon, ka ducayn weligiis, in dal duunyo loo degay yahana ayaa dafirayoo daadku qaadaa ?

Thursday, January 21, 2010

allow adaa mahad leh
oo haddana wanaag mudan

adigaa raxmaana
oo haddana raxiima
ee waaxid war san iyo
webi khayr leh na gee